Musharrax Madaxweyne Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Baashi Cabdullaahi Maxamuud Aw-Cisman ku Booqday Hoygiisa Garoowe. (Sawiro)

Musharrax Madaxweyne Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Baashi Cabdullaahi Maxamuud Aw-Cisman ku Booqday Hoygiisa Garoowe. (Sawiro)

Siciid Cabdullaahi Deni oo ah Musharrax Madaxweyne Puntland ayaa maanta hoygiisa ku hooqday Baashi Cabdullaahi Maxamuud oo kamid ah issimada Puntland.

Baashiga iyo Musharaxa ayaa waxay ka wada hadleen guud ahaan arrimaha Puntland, gaar ahaanna marxaladda culus ee iyo doorashooyinka ay Puntland wajahayso sanadka 2019.

Waxay sidoo kale isla garteen in midnimada, wada jirka iyo nabad-gelyada Puntland ay muhiim tahay in si wada jir ah loo ilaaliyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com