Maxaa kasoo baxay shirka ammaanka ee kadhacay Bosaso (Daawo)

Maxaa kasoo baxay shirka ammaanka ee kadhacay Bosaso (Daawo)

Hoos kadaawo duqa magaalada Bosaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo faahfaahinaya kulanka ammaanka ee Bosaso oo ay ka qaybgaleen guddoomiyaha gobolka Bari iyo taliyeyaasha ciidamada.

Ammaanka Bosaso oo laga shiray iyo duqa magaalada oo ka hadlaya

Ammaanka Bosaso oo laga shiray, waxaana ka qaybgalay guddiga nabadgalyada gobolka Bari oo uu madax ka yahay guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo, duqa degmada Bosaso iyo taliyeyaasha ciidamada.Hoos kadaawo duqa magaalada Bosaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo digniino ay soo saareen ka warbixinaya.

Posted by Radio Daljir on Saturday, January 12, 2019

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com