Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Madaxtooyada Garoowe ku soo dhaweyeey Madaxweyne Hore Gaas (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Madaxtooyada Garoowe ku soo dhaweyeey Madaxweyne Hore Gaas (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Madaxtooyadda ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta dalka dib ugu soo laabtay.

kulanka waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiilada Abuukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Xildhibaano iyo Saraakiil Madaxtooyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com