Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kormeeray qaar ka mid ah xarumaha Dowladda ee magaalada Boosaaso (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kormeeray qaar ka mid ah xarumaha Dowladda ee magaalada Boosaaso (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah xarumaha Dowladda ee magaalada Boosaaso asagoona kormeerka ka bilaabay saldhigga bartamaha.

Hoos ka daawo muuqaalka

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com