Madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar oo gaaray degmada Harooreyse gobolka Faafan (sawiro)

Madaxweynaha DDS Mustafe Cagjar oo gaaray degmada Harooreyse gobolka Faafan (sawiro)

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar iyo wafdi ballaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmadda Harooreyse ee gobolka Faafan.

Wafdigan oo isugu jira heer gobol iyo heer deegaan ayaa kulamo kala gadisan la yeeshay shacabka degamadda Harooreyse ee gobolka Faafan, waxayna shacabku la wadaageen wafdiga waxqabadka intii uu isbadalku jiray, sida nabadgalyada, xoriyada iyo maamulka hufnaanta. Sidoo kale waxay shacabku wafdiga uga warrameen baahiyaha taagan ee ay tahay in wax laga qabto.

Madaxweyne Cagjar ayaa khudbad u jeediyeey shacabka degmadda Harooreyse uga mahadceliyeey siday u soodhaweyeen isaga iyo wafdigiisa.


Diwaanka
Wararka daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com