Madaxwayne Gaas oo Somaliland ugu baaqay inay xoriyaddiisa usoo celiso Boqor Buurmadow

Madaxwayne Gaas oo Somaliland ugu baaqay inay xoriyaddiisa usoo celiso Boqor Buurmadow

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay maamulka Somaliland inuu dhowro issimada, isagoona si gaar ah usoo qaatay xarigii maamulkaasi uu kula kacay Boqor Buurmadow oo ka mid ah hogaamiye dhaqanka ee Somaliland.

Madaxwayne Gaas ayaa sheegay inuu garan karin sababta nin issim oo dalkiisa meel ka mid ah booqday loo xiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com