Madaxwayne Gaas oo maanta xariga kajaray waddo muhiim oo Qardho gudaheed ah (dhegayso)

HomeWararka

Madaxwayne Gaas oo maanta xariga kajaray waddo muhiim oo Qardho gudaheed ah (dhegayso)

Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa xariga kajaray waddo muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo dadwaynaha oo dhex qaada m

Wariyaasha Muqdisho oo ka hadlay jaritaanka internetka (dhegayso)
Laba askari oo ku geeriyooday xarun militariga lagu tababaro Afgaanistaan
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa xariga kajaray waddo muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo dadwaynaha oo dhex qaada magaalada Qardho, kadib markii maanta uu gaaray magaalada Qardho.

Wadadan ayaa lagu dhisay mashruuca horumarinta magaalooyinka ee JPLG, waxaana ay qayb ka noqonaysaa waddooyinka laamiga ee loo sameeyey magaalada Qardho, sidoo kale madaxwaynaha ayaa kormeeray isbitaalka wayn ee magaalada Qardho oo qaybo cusub lagu kordhinayo.

Hoos kadhagayso hadalkii madaxwaynaha

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: