Weerar Khasaare dhaliyay oo kadhacay Koonfurta magaalada Mandheera

Weerar Khasaare dhaliyay oo kadhacay Koonfurta magaalada Mandheera

Laba qof ayaa lagu dilay xalay weerar kadhacay deegaanka Shimbir Faatimo oo dhacda Koonfurta magaalada Mandheera ee waqooyi Bari dalka Kenya.

Weerarkan ayaa waxaa gaystay rag hubaysan oo aan haybtooda la garanayn, inkastoo horay ay ururka Al-shabaab weeraro noocan oo kalle ah ay uga fuliyeen deegaanka.

Ragga dhintay ayaa Kenyan ka shaqeeya cara kaawada, waxaana ay saarnaayeen xiliga uu weerarku dhacayay gaari iska roge ah.

Ciidamada ammaanka ayaa la geeyey goobta weerarka uu kadhacay oo wada baaritaano weerarkan kusaabsan.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com