Madaxwayne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Qadar

Madaxwayne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Qadar

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa guddoomay aqoonsiga safiirnimo ee safiirka cusub ee dowladda Qadar.

Safiirka cusub Xasan Xamsa Asad ayaa lagu qaabilay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, safiirka oo ah mid aan caadi ahayn darajadiisu ayaa leh awood ka badan, safiirada kalle caalamka ee ka jooga dalka Soomaaliya, waana safiir si gaar ah loogu magacaabo dowlado uu ka dhaeeyo xiriir adag o diblumaasiyadeed.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com