Madaxwayne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay kadib shirkii Jaamacadda Carabta

HomeWararka

Madaxwayne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay kadib shirkii Jaamacadda Carabta

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa dib ugu soo laabtay dalka, kadib markii uu kasoo qaybgalay shirkii ururka

Shuban-biyood Ka Dillaacay Gobolka Gardafuu (dhegayso)
Dowladda oo ka hadashay Dagaalkii Balcad
MUQDISHO: Dowladda oo sheegtay in la soo afjaray weraarkii Gobalka Banaadir

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa dib ugu soo laabtay dalka, kadib markii uu kasoo qaybgalay shirkii ururka Jaamacadda Carabta ee magaalada Dehraan ee dalka Sacuudi Carabiya.

Madaxwaynaha ayaa kulanka intii uu socday ka hadlay guulaha dowladda ay samaysay mudadii koobnaa uu hogaanka uu qabtay iyo isbadaladii horay dalka uu usoo maray.

Waxaa uu usoo jeediyay dowladaha Jaamacadda Carabta inay taageero siiyaan dowladdiisa, sidoo kalena la cafiyo daymaha ay dalalka Jaamacadda Carabta ay ku leeyihiin Soomaaliya.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: