Madaxwayne Farmaajo oo Booqasho aan horay loo sii shaacin ku tagay dalka Kenya (sawiro)

Madaxwayne Farmaajo oo Booqasho aan horay loo sii shaacin ku tagay dalka Kenya (sawiro)

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa booqasho aan horay loo sii shaacin ku gaaray magaalafa Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Wafdiga madaxwaynaha ayaa waxaa ka mid ah goaha xukuumadda iyo baarlamaanka Soomaaliya, waxaana la filayaa inu la kulmo dhigisa dalka Kenya Uhuru Kenyata o ay ka wadli doonaan armo quseeya xiriirka labada dal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com