Madaxwaynaha Eriteriya oo lagu soo dhoweeyey Muqdisho iyo ammaanka oo la adkeeyey

HomeWararka

Madaxwaynaha Eriteriya oo lagu soo dhoweeyey Muqdisho iyo ammaanka oo la adkeeyey

Madaxwaynaha Eriteria Asias Afawerki ayaa gaaray magaalada Muqdisho, waana booqashadii ugu horaysay tan iyo markii Eriteriya ay xornimada qaadatay oo

Guddiga Doorashada oo ka war bixiyay Doorashooyinka & Sida ay u socdaan
PUNTLAND: Shacabka Qardho, Ufayn, & Eyl oo saaka Doorasho u dareeray (Sawirro)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Madaxwaynaha Eriteria Asias Afawerki ayaa gaaray magaalada Muqdisho, waana booqashadii ugu horaysay tan iyo markii Eriteriya ay xornimada qaadatay oo uu ku yimaado Soomaaliya.

Heesta calanka wadanka Eriteriya ayaa loogu garaacay Muqdisho, waxaana salaan sharaf uu ka qaatay cutubyo ciidamada dowladda ka mid ah.

Ammaanka ayaa aad loo adkeeyey Muqdisho waddoooyinka gala garroonka iyo madaxtooyada, iyadoona gawaarida shacabkana loo diiday inay maraan.

Afawarki ayaa Muqdisho kunoolaa sodon sano kahor, isagoo ka mid ahaa hogaanka jamhaddii Itoobiya ee dagaalka kula jirta Mangiste Xeyla Maryam.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: