Mukhtaar Roobow oo Baydhabo lagu xiray iyo dagaal kasocda

Mukhtaar Roobow oo Baydhabo lagu xiray iyo dagaal kasocda

Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah howlgalka AMISOM ay ku xireen magaalada Baydhabo musharax madaxwaynaha Koonfur Galbeed Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur, sidoo kalena horayna uga mid ahaa aasaasayaasha iyo hogaamiye kuxigeenka Al-shabaab.

Mukhtaar Roobow ayaa xarrigiisa waxaa ka dhashay xiisad, wariye Maxamed Cabdicasiis ayaa ku waramaya ciidamo taageersan inay rasaas ridayaan, waxaana dhanka kalle goor dhowayd hawada laga saaray isgaarsiintii magaalada Baydhabo.

Mukhtaar Roow ayaa horay go’aan uga soo baxay dowladda faderaalka lagu joojiyay inuu ka qaybgalin doorashada madaxtinimada ee Koonfur Galbeed, iyadoo loo sababeeyey inuu buuxin shuruudihii looga baahnaa ee ka bixidda Al-shabaab, balse guddiga doorashooyinka madaxwaynaha Koonfur Galbeed ayaa u ogolaaday inuu u tartamo doorashada madaxwayne ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • nuurkanederland 5 years ago

    ROOBOOW WAA DANBIILE GALAY DUNUUB BADAN WAANA IN LAGU CIQAAABO DUNUUBTIISA.
    FIIRO GAARA:-
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE
    ISIS LEADER MAGACIISA SAXDA AH WAA (AKA ELLIOTE SHIMON)100% HE WAS MOSSAD AGENT.isn’t Muslims.
    ISRAELI DID 9/11..ok,(4000 JEWISH ABSENT in 9/11).=11/9/2001 weerarkii daarihii Maraykanka.why? Dabcan way ogaayeen.
    MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
    DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO(PARIS)!!!””.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com