Madaxii Kastamka degmada Qandala oo xabsiga ladhigay (dhegayso)

Madaxii Kastamka degmada Qandala oo xabsiga ladhigay (dhegayso)

Gudoomiyaha degmada Qandala ee gobolka Bari Yuusuf Qaxiye Ciise oo waraysi gaar ah siiyay warbaahinta Daljir ayaa waxa uu ka warbixiyay xaalada guud ee degmada Qandala sida Caafimaadka, Waxbarashada, Abaaraha kajira degmada, iyo xariga madaxii kastamka ee degmada Qandala oo ay wasaarada Maaliyada uxirtay arimo musuq maasuq.

Gudoomiye Yuusuf Qaxiye ayaa arimahaasi waxa uu uga waramay, wariye Cabdiraxmaan Xudayfi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com