Madaxdii Soomaaliya oo ku mashquushay doorashada iyo shacabka oo halis ugu jira mar kale Covid-19 (daawo)

Madaxdii Soomaaliya oo ku mashquushay doorashada iyo shacabka oo halis ugu jira  mar kale Covid-19 (daawo)

Madaxda dowladd dhexe ee Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa ku mashquulay arimaha doorashooyinka ee dalka xili dunida ahmiyada 1aad ay siisay fejignaanta Covid-19.

D.r Faysal Cali Xasan kana mid ahaa dhaqaatiirtii ka howlagli jirtay Isbitaalka weyn ee Gaalkacyo haatana ku sugan dalka Mareykanka oo waraysi gaar ah siiyay Daljir ayaa sheegay in la ilaaway muhiimadii ugu dambaysay ee laga lahaa cudurkan iyo xakamayntiisa.

Xasan Heykal ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com