RW Rooble oo soo saaray Faafinta & Dhaqangalinta Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka

HomeWararka

RW Rooble oo soo saaray Faafinta & Dhaqangalinta Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta soo saaray qoraalka faafinta iyo dhaqangalinta heshiiskii siya

RW khayre oo ka hadlay dilka Xildhibaan Boqore
Maraykanka oo tirada dadka u dhintey Coronavirus ay ka sara martay dalka Talyaaniga
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta soo saaray qoraalka faafinta iyo dhaqangalinta heshiiskii siyaasadeed ee la xiriiray doorashooyinka 2020/2021 oo ay 1-dii October gaareen Madasha Qaranka.

Hadal kooban oo uu jeediyay ayuu Ra’iisul Wasaara Rooble ku sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo eegaysa muhiimadda ay leedahay in doorashooyin xalaal ah oo daahfuran dalka ka dhacaan, ay ku wargalineyso dhammaan hay’adaha kala duwan ee qaranka ee ku shaqada leh arrimaha doorashooyinka iney waajibaadka kaga aaddan u gutaan si waafaqsan habraacyada doorashooyinka ee lagu heshiiyey.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0