MAANHADAL: Shirkii maalgashiga Puntland iyo dismaha Dekeda Garacad (daawo)

MAANHADAL: Shirkii maalgashiga Puntland iyo dismaha Dekeda Garacad (daawo)

Kulanti wacan oo wanagaan waana maanta iyo MAANHADAL. Barnaamijka Maanhadal waxa uu maanta diiradda saarayaa muhiimada shirkii maalgashiga Puntland iyo dhimaha Dekeda Garacad ee gobolka Mudug.

Barnaamijka waxaa marti u ah Wasiirka Dekedaha Puntland Maxamed Cabdi Cismaan Masagaway.  Axmed Sheekh Maxamed Tallman aya istuudiyaha Daljir Bosaaso ka soojeedinaya.

Daawo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com