MAANHADAL: Shirka dhuumareeb & dib u dhiciisa (dhegayso)

MAANHADAL: Shirka dhuumareeb & dib u dhiciisa (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawaada Barnaamijka Maanhadal oo maalin walba oo jimco ah an kaga hadalo xaalada dalka iyo marxaladda siyaasadeed.

Todobaadkan Barnaamijka waxaan uga hadli doona wajiga labaad ee shirka dhuusamareeb oo an muqaanin inu dhaco maadama aysan jirin cid u joogta dhuusamareeb ka qayb galka shiraas.

Waxaa Barnaamijka ka soo jeedinaya Xarunta Daljir ee Garoowe Wariye Khadar Cawl ismaacil.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com