MAANHADAL: Shirka dhuumareeb & dib u dhiciisa (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: Shirka dhuumareeb & dib u dhiciisa (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawaada Barnaamijka Maanhadal oo maalin walba oo jimco ah an kaga hadalo xaalada dalka iyo marxaladda siyaasadeed.

MAANHADAL: MAANHADAL: Ra’iisul Wasaare Rooble ma ku guulaysan karaa in doorasho la qabto? (dhegayso)
DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal iyo Jamaal Faarax Aadan.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal iyo Jamaal Faarax Aadan.

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawaada Barnaamijka Maanhadal oo maalin walba oo jimco ah an kaga hadalo xaalada dalka iyo marxaladda siyaasadeed.

Todobaadkan Barnaamijka waxaan uga hadli doona wajiga labaad ee shirka dhuusamareeb oo an muqaanin inu dhaco maadama aysan jirin cid u joogta dhuusamareeb ka qayb galka shiraas.

Waxaa Barnaamijka ka soo jeedinaya Xarunta Daljir ee Garoowe Wariye Khadar Cawl ismaacil.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: