MAANHADAL: Saxaafadda Soomaaliya iyo dhibaatada ay wajahaan (dhegayso)

MAANHADAL: Saxaafadda Soomaaliya iyo dhibaatada ay wajahaan (dhegayso)

Maalinimadii shalay waxaa caalamka oo dhan laga xusay maalinta caalamiga ee saxaafadda adduunka oo ku beega 3da May, waxaana meelaha laga xusay ka mid ah Soomaaliya.

Saxaafadda Soomaaliya ayaa dhibtooyin badan ku shaqeeya xiligaan oo dalka aanu ka jirin dowlad awood leh oo dalka ka shaqaysa sida amaankooda iyo ilaalinta xuriyadooda.

Hoos kadhagayso barnaamijka Maanhadal ee Daljir iyo maanta oo qodobkaasi lagu falanqeeyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Nuurkanederland 6 years ago

    SAXAAFADA SOMALIDU WAY LIIDATAA
    AQOON AHAAN.
    SIIBA SAMAYNTA BARNAAMIJYADA. XULASHADA ISTICMAALKA ERAYADA,
    BAARISTA WARARKA QARSOON.
    SU’AALAHA WARAYSIYADA IWM.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com