MAANHADAL: Saxaafadda Soomaaliya iyo dhibaatada ay wajahaan (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: Saxaafadda Soomaaliya iyo dhibaatada ay wajahaan (dhegayso)

Maalinimadii shalay waxaa caalamka oo dhan laga xusay maalinta caalamiga ee saxaafadda adduunka oo ku beega 3da May, waxaana meelaha laga xusay ka mid

DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal oo looga hadlayo ammaanka Mudug iyo Qaraxyadii Galkacyo.
DHAGAYSO:Barnaamijkii Maan-Hadal oo Ku Saabsan Xaaladda Amni ee Somaliya
MAANHADAL: Maxaa uqab soomay madaxweyne Deni? 100 maalmood kadib xiligii doorashadiisa (dhegayso)

Maalinimadii shalay waxaa caalamka oo dhan laga xusay maalinta caalamiga ee saxaafadda adduunka oo ku beega 3da May, waxaana meelaha laga xusay ka mid ah Soomaaliya.

Saxaafadda Soomaaliya ayaa dhibtooyin badan ku shaqeeya xiligaan oo dalka aanu ka jirin dowlad awood leh oo dalka ka shaqaysa sida amaankooda iyo ilaalinta xuriyadooda.

Hoos kadhagayso barnaamijka Maanhadal ee Daljir iyo maanta oo qodobkaasi lagu falanqeeyey.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Nuurkanederland 6 years ago

    SAXAAFADA SOMALIDU WAY LIIDATAA
    AQOON AHAAN.
    SIIBA SAMAYNTA BARNAAMIJYADA. XULASHADA ISTICMAALKA ERAYADA,
    BAARISTA WARARKA QARSOON.
    SU’AALAHA WARAYSIYADA IWM.

DISQUS: