HomeUncategorizedMAANHADAL

DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal oo looga hadlayo ammaanka Mudug iyo Qaraxyadii Galkacyo.

Galkacyo, Aug 26 2016--Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii Maanhadal, waxaana todobaadkaani diiradda lagu saarayaa ammaanka gobolka Mudug iyadoona ay ka qaybgelayaan Taliyaha qaybta booliska gobolka Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame, Nabadoon Yaasin Cabdisamad iyo Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil.

MAANHADAL: Khilaafka DFS iyo mucaaradka Nairobi ku shirsan (dhegayso)
MAANHADAL: Ansixinta sharciga Batroolka iyo Mowqifka Puntland (dhegayso)
MAANHADAL: DOORASHADDA SOOMAALIYA OO AAN LA CADEYN XILIGAY DHACAYSO

Galkacyo, Aug 26 2016–Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii Maanhadal, waxaana todobaadkaani diiradda lagu saarayaa ammaanka gobolka Mudug iyadoona ay ka qaybgelayaan Taliyaha qaybta booliska gobolka Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame, Nabadoon Yaasin Cabdisamad iyo Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil.

Soojeediye Jamaal Faarax Aadan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: