DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal oo looga hadlayo ammaanka Mudug iyo Qaraxyadii Galkacyo.

Galkacyo, Aug 26 2016–Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii Maanhadal, waxaana todobaadkaani diiradda lagu saarayaa ammaanka gobolka Mudug iyadoona ay ka qaybgelayaan Taliyaha qaybta booliska gobolka Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame, Nabadoon Yaasin Cabdisamad iyo Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jibriil.

Soojeediye Jamaal Faarax Aadan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com