Gaas “doorashada Puntland 2019 habkii hore ayay u dhacaysaa “

Gaas “doorashada Puntland 2019 habkii hore ayay u dhacaysaa “

Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay doorashada madaxtooyada Puntland goorta ay dhacayso iyo hanaanka ay u wajjahayaan , maadaama ay xilhayntiisu ka harsantahay muddo sideed bilood, xiligaana aysan muuqan saansaanta doorasho kudhacda hal qof iyo hal cod.

Madaxwaynaha ayaa sheegay doorashada inay ku dhacayso waqtigeedii loog talagalay, isagoona hoosta ka xariiqay inay doorashada ay ku dhacayso hanaankii hore ee 66da xildhibaan ee wax dooran jiray.

Hoos kadhagayso hadalkaasi ayuu ka sheegay magaalada Qardho, kadib markii saxaafaddu ay wax ka waydiisay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • Nuurkanederland 6 years ago

    ISIS=ISRAËLI SECRET INTELLIGENCE SERVICE
    XXX OO XXX OO XXX OO.
    IS ISIS GOOD FOR THE JEWS=(ALISRAELIYAH) .
    XXX OO XXX OO XXX OO.
    ISIS LEADER EX-NAME AKA ELLIOTE SHIMON HE WAS MOSSAD AGENT.
    ALSHABAB & ISIS THEY ARE DEALERS=QANDARAASLAYAAL. ISN’T MUSLIMS.
    ALWISE PAPER

  • Nuurkanederland 6 years ago

    GAASOOW IMAARAADKU HA KUGU SOO CELIYAAN KURSIGA.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com