MAANHADAL: Puntland Doorasho Qof iyo Cod ah, Himilo aan wali lahanan halganse loogu jiro (daawo)

MAANHADAL: Puntland Doorasho Qof iyo Cod ah, Himilo aan wali lahanan halganse loogu jiro (daawo)

Kulanti wacan oo wanaagsan dhegaystiyaal ku soo dhawada Barnaamijka Maanhadal oo todobaadkan uga hadlaynaa, Doorasho Goleyaash deegaanka ee Qof iyo Cod ah, taas oo loo qorsheeyay iney ka qabsoonto Degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn oo dhaca gobolada, Nugaal, Bari iyo Karkaar ee Puntland.

Barnaamjka waxaa marti ku ah Afhayeenka Guudiga doorshada Puntland Cabdinuur Sheekh, Guudoomiyaha Dallada PUNSA Faysal Qaran iyo Xildhibaan Siibad.

Khadar cawl Ismaaciil ayaa daadihinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com