MAANHADAL: Arrimaha Doorashooyinka Puntland & Xiisada Tukaraq (dhegayso)

MAANHADAL: Arrimaha Doorashooyinka Puntland & Xiisada Tukaraq (dhegayso)

Kulan wacan dhagaystiyaal meel walbaad joogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aad ka dhagaysaataan Radio daljir ,todobaadkan Barnaamijka waxaa looga doodi doona Arrimaha doorashooyinka Puntland iyo dib u dhaca Markale ku yimid Nidaamka Xisbiyadda Baddan.

Barnaamijka waxaa xrunta Daljir ee Boosaaso kaso jeedinaya Wariye Axmed sheekh Maxamed (Tallman)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0