(DHAGEYSO) Barnaamijka MAANHADAL ee Todobaadkan

1 April 2016 Barnaamijka MAAN HADAL oo jimce kasta ka baxa Idaacadda Daljir Xarumaheeda oo dhan ayaa todobaadkan si weyn loogu falanqeeyey wada hadalada mudo todobaadka ah ka socda caasumada Puntland ee Garoowe, iyadoo ay ka qeybgaleen Siyaasi Daahir Mire Jibriil oo kusugan dalka Mareykanka, Xildhibaan Maxamed Cabdulaahi Fadhaye oo jooga magaalada Muqdisho & Siyaasi Maxamed Cabdi Nuur oo kusugan magaalada Garoowe, waxaana soo jeediyey Wariye Jamaal Faarax Aadan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com