Maamulka Koonfur Galbeed oo in hub lagu dhex qaato ka mamnuucay Baydhabo

HomeWararka

Maamulka Koonfur Galbeed oo in hub lagu dhex qaato ka mamnuucay Baydhabo

Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa soo saartay amar la xiriira in hub si sharci darro ah loogu dhex qaato Magaalada Baydhabo ee

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
DFS oo sheegtay inay dishay xubno ka tirsan Alshabaab
Aragtida Bulshada Qardho iyo Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya ee Kismaayo (dhegayso)

Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa soo saartay amar la xiriira in hub si sharci darro ah loogu dhex qaato Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, xilli muddo xileedkii Afarta sano ahaa uu ka dhamdaay Madaxweyne cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen)

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Amniga Maamulka Koonur Galbeed Maxamed Isaaq Cabdi ayaa waxaa lagu sheegay in, iyada oo laga duulayo nabadgelyada iyo xasiloonida Shacabka kunool Magaalada Baydhabo in Wasaaraddu amar buuxo ku siineyso Hay’adaha Amniga inay tallaabo sharci ah ka qaadaan qof walba oo ka tallaabsada awaamiirta soo socota.

Hoos Ka Akhriso Awaamiirta kasoo baxday Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: