Maamulka Koonfur Galbeed oo dagaalyahano shabaaab ah qabtay

HomeWararka

Maamulka Koonfur Galbeed oo dagaalyahano shabaaab ah qabtay

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen dagaalyahano Shabaab oo nool, kuwaasi oo lagu qabtay deganada Maamulka Koonfur Galbeed.

Garoowe: Beelaha Cumar Maxamuud oo Warmurtiyeed kasoo saaray Arrimaha doorashooyinka Puntland
Guddiga Farsamo ee Arrimaha doorashooyinka & Xisbiyada oo kulan ku yeeshay Muqdisho
Guddiga hirgelinta doorashooyinka puntland

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen dagaalyahano Shabaab oo nool, kuwaasi oo lagu qabtay deganada Maamulka Koonfur Galbeed.

Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin Abuukar Gacma oo la hadlay Warbaahinta ayaa wuxuu sheegay Shan nin oo dagaalyahano Shabaab iyo mootooyin ay isticmaalayeen inay qabteen ciidanka.

Kadib hawlgal ay ka sameeyeen degaanka Manaas oo qiyaastii 45-KM u jirta Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, ayaa wuxuu sheegay ciidamada inay soo qabteen raggaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: