Maamulka Jubbaland oo shaacisay waqtiga ay qaadeyso imtixaanka dugsiyada Sare

Maamulka Jubbaland oo shaacisay waqtiga ay qaadeyso imtixaanka dugsiyada Sare

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Maanta shaacisay wakhtiga lagalaayo imtixaanka shahaadiga ah ee Iskuulada ku yaalla deegaannada Maamulkaas.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada ayaa lagu sheegay in dib loo dhigay wakhtiga la qadaayo imtixanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo hoose,kaas oo ku beegnaa 6-da bisha June.

Wasaaradda Qoraalkeeda waxaa ay ku shaacisay in imtixanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo hoose ee deegaannada Jubbaland la galayo 11/7/2020.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com