Beeralayda Puntland oo tageero ka wayeey Dowladda Puntland (dhegayso)

Beeralayda Puntland oo tageero ka wayeey Dowladda Puntland (dhegayso)

Guddoomiyaha Beeralayda Puntland Cabdicasiis Yuusuf Garaad oo waraysi sineyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay baahiya dhinaca beeraha ah ay qabaan iyo waxqabad la’aanta Puntland.

Wuxu shegay in baahiya ay qabaan beeralayda ay u gudbiyeen Wasaaradda Beeraha balse aysan helin wax jawaab ah.

dhinaca ayaxa ayuu sheegay inuusan jirin dhib farabadan oo uu ku hayo Beeraha Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com