Maamulka Gobalka Banaadir oo Si Adag uga Hadlay Dilaal kadhaca Muqdisho (dhegayso)

Maamulka Gobalka Banaadir oo Si Adag uga Hadlay Dilaal kadhaca Muqdisho (dhegayso)

iyado Maalmihii ugu dambeyeey dilaal kala duwan ay kadhacayeen Magaaladda Muqdisho ,kuwaas oo la geysanayeey dad shacab ah iyo Masuuliyin katirsan Dowladda Ayaa waxaa ka hadlay Afhayeenka Gobalka Banaadir.

Waxaa xalay kadhacay Muqdisho Kulan Muhiim ah oo udhexeya Gudoomiyaha degmooyinka Gobalka Banaadir ,waxaana hogaaminayeey Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Taabit.

Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Cabdi fitaax Cumar Xalane oo kulanka faah faahin ka bixiyay ayaa sheegay in la isla gartay amniga in uu noqdo Shaqada Koowaad ee la qabanayo.

Xalane ayaa sheegay in dhamaan Maamulada Degmooyinka Gobalka Banaadir loogu baaqay inay ka qayb qaatan Sugidda Amaanka Caasimadda Muqdisho.

dhegayso codka Xalane

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com