Arday Dhamaystay Barashadda Qur’aanka Kariimka Magaaladda Qardho (dhegayso)

HomeWararka

Arday Dhamaystay Barashadda Qur’aanka Kariimka Magaaladda Qardho (dhegayso)

Ku dhawaad 50 Arday ayaa Dugsiga Daaru Sacaada ee Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka karkaar kadhamaysay Barashadda Qur’aanka Kareemka ah ,waxaana Ardayda la gudoonsiyeey shahadooyin. Munaasabada Waxaa ku sugnaa Maamulka Gobalka karkaar ,kan degmadda Macalimiin iyo waalidinta Ardayda Baratay Qur’aanka Kareemka ah. Maxamuud Fantastic ayaa Warbixintan Qardho Kaso diray dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59c387070901003b6d0cac58/Warbixinta+Daaro+sacada+qardho+21_9_2017+by+fantastic.mp3+ok+.mp3

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)
C/raxmaan C/shakuur: Waxaa jira Xildhibaano Olole ugu jira muddo kordhin loo sameeyo.
Dhimashada cudurka Caronavirus Muqdisho oo korortay

Ku dhawaad 50 Arday ayaa Dugsiga Daaru Sacaada ee Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka karkaar kadhamaysay Barashadda Qur’aanka Kareemka ah ,waxaana Ardayda la gudoonsiyeey shahadooyin.

Munaasabada Waxaa ku sugnaa Maamulka Gobalka karkaar ,kan degmadda Macalimiin iyo waalidinta Ardayda Baratay Qur’aanka Kareemka ah.

Maxamuud Fantastic ayaa Warbixintan Qardho Kaso diray dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: