Arday Dhamaystay Barashadda Qur’aanka Kariimka Magaaladda Qardho (dhegayso)

Arday Dhamaystay Barashadda Qur’aanka Kariimka Magaaladda Qardho (dhegayso)

Ku dhawaad 50 Arday ayaa Dugsiga Daaru Sacaada ee Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka karkaar kadhamaysay Barashadda Qur’aanka Kareemka ah ,waxaana Ardayda la gudoonsiyeey shahadooyin.

Munaasabada Waxaa ku sugnaa Maamulka Gobalka karkaar ,kan degmadda Macalimiin iyo waalidinta Ardayda Baratay Qur’aanka Kareemka ah.

Maxamuud Fantastic ayaa Warbixintan Qardho Kaso diray dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com