Maamulka degmadda Laasqorey ee gobalka Sanaag oo ka hadlay doonyo jariif ka wadda xeebaha gobalkaas (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka degmadda Laasqorey ee gobalka Sanaag oo ka hadlay doonyo jariif ka wadda xeebaha gobalkaas (dhegayso)

Gudoomiyaha dagmadda laasqoray ee gobalka Sanaag Yusuf Jamac Dubad oo la hadlay Warbaahinta Daljir ayaa ka warbixiyay doonyaha Ajaanib leeyihiin oo Kaluumaysi ka wadda xeebaha degmadda Laasqorey. Dhowaan Wasarada kalumaysiga iyo khayaradka Badda Puntland ayaa mamnuucday in aysan xeebaha Puntland soo gali karin maraakibta iyo doonyaha kaluumaysi. Guddoomiyaha ayaa u waramay Wariye Saynab Cabdinuur.

Madaxweyne Gaas oo Buurta ku soo guryonoqday (Xafiiska Warfaafinta)
Madaxda Qaranka oo ka qeybgalay salaadda janaasada Marxuumad Xasno
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Gudoomiyaha dagmadda laasqoray ee gobalka Sanaag Yusuf Jamac Dubad oo la hadlay Warbaahinta Daljir ayaa ka warbixiyay doonyaha Ajaanib leeyihiin oo Kaluumaysi ka wadda xeebaha degmadda Laasqorey.

Dhowaan Wasarada kalumaysiga iyo khayaradka Badda Puntland ayaa mamnuucday in aysan xeebaha Puntland soo gali karin maraakibta iyo doonyaha kaluumaysi.

Guddoomiyaha ayaa u waramay Wariye Saynab Cabdinuur.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: