Maamulka degmadda Baran oo ka hadlay mashaaric ka bilowday degmadaas (dhegayso|daawo)

Maamulka degmadda Baran oo ka hadlay mashaaric ka bilowday degmadaas (dhegayso|daawo)

Duqa degmadad Baran ee gobolka Sanaag ,Cabdirisaaq Axmed Ciise ayaa Daljir uga waramay hormarka ka socda degmadda ee dhinaca mashaariicda iyo xaalada guud ee gobolka, wuxuuna marka hore uu ka waramayaa duqa roobabkii ka da,ay gobolka iyo khasaarihii ka dhashay.

Hoos ka dhegayso.

Hoos ka daawo waraysiga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com