Maamulka degmada oo dalag ugu deeqay beeraleyda Tuli Guuleed

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Maamulka degmada oo dalag ugu deeqay beeraleyda Tuli Guuleed

Xafiiska Beeraha iyo Hormarinta kheyraadka dabiiciga ee dagmada Tuli Guuleed ee gobolka Faafan ayaa deeq dalagga galayda gaadhsiiyey tuulooyinka Gabo

Garaad cusub oo lagu caleemasaaray dhagaxbuur & Farin loo diray Madaxweyne Cagjar ( dhegayso|daawo)
Tuli Guuleed: Xasuuqa shacbka Soomalaiyeed ay ku hayaana Oromada oo wali socda (daawo)
PROSPECTS FOR A HORN OF AFRICA CONFEDERATION

Xafiiska Beeraha iyo Hormarinta kheyraadka dabiiciga ee dagmada Tuli Guuleed ee gobolka Faafan
ayaa deeq dalagga galayda gaadhsiiyey tuulooyinka Gabogabo, Kontoma, Hariira, Mulisa, Ulaa, ula iyo
waliba degmada Tuli Guuleed.

Tuulooyinka dalagyada loo qaybiyey ayaa waxaa ku sugan shacab danyar ah iyo waliba carruur ku agoomowday colaadihii iyo weerardii ay maleeshiyaadka Oromadu ku barakiciyeen shacabkii xoolodhaqatada iyo beeralayda ahaa ee deegaanka.

Maamulka Xafiiska Beeraha iyo Horumarinta Kheyraadka Dabiiciga ee dagmada Tuli Guuleed ayaa noo sheegay in ay qorshe ahaan u qaateen in deeqdani tahay wajigii koowaad, iyadoo la gaadhsiin doono guud ahaan tuulooyinka degmada Tuli Guuleed. Wajiga labaad waxaa la gaadhsiin doono noocyo kale oo ahna dalag sida Qamadiga iyo Heeda.

 

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: