HomeUncategorized

Maalinta xorriyadda saxaafadda Aduunka oo maanta laga xusay Puntland[DHAGAYSO]

Axad, May 03, 2015 (Daljir) — Maalinta xorriyadda saxaafadda adduunka ayaa lagu iclaamiyay shir ay hay’adda UNESCO ku qabatay magaalada Windhoek ee dalka Namibia sanadku marku ahaa 1991-bishii shanaad sedexdeedi, waxaana maalintaa waxii ka danbeeyay loo aqoonsaday maalintan in ay tahay maalinta xorriyadda saxaafadda adduunka.

Baahin: Salaasa, 30 July 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe
Wasaaradda duulista hawada Puntland oo sheegatay in Galkacyo loo samaynayo Garoon cusub oo Diyaaradeed. (Dhegayso)
Kooxo Afgooye ka afduubtay wiil uu dhalay gudoomiyihii degmadaasi.

Axad, May 03, 2015 (Daljir) — Maalinta xorriyadda saxaafadda adduunka ayaa lagu iclaamiyay shir ay hay’adda UNESCO ku qabatay magaalada Windhoek ee dalka Namibia sanadku marku ahaa 1991-bishii shanaad sedexdeedi, waxaana maalintaa waxii ka danbeeyay loo aqoonsaday maalintan in ay tahay maalinta xorriyadda saxaafadda adduunka.

Waana kulan dowladaha iyo awoodaha ka  jira adduunka lagu xusuusiyo in ay ixtiraamaan xorriyadda saxaafadda iyo xeerarka xuquuqda aadanaha ,waxaana sidoo kale lagu xusaa dhib kasta oo soo gaaray wariyayaasha adduunka.

Puntland ayaa maanta lagu xusay munaasabaddan ,iyadoo goob-joog ay ahayeen inta badan wariyayaasha ka howl-gala gobolka Nugaal,warbixin ku saabsan kulankan waxaa inoo diyaariyay wariye Jaamac Abdurahman.

 

Dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: