Ma jiro kulan Madaxweyne Farmaajo ka qaybgalayo oo Addis Ababa ka dhacaya

Ma jiro kulan Madaxweyne Farmaajo ka qaybgalayo oo Addis Ababa ka dhacaya

Sida aan wararkeenii hore ku soo qaadanaay waxa aan raalligelin ka bixineynaa war aan hore u daabacnay kaas oo ahaa in Madaxweyne Farmaajo uu Addis Ababa kula kulmi doono Muuse Biixi, madaxweynaha maamulka Somaliland.

Warkaas waxaa si toos ah u beeniyey Xafiiska Warfaafinta ee Xafiiska Madaxweyne Farmaajo, kuna tilmaamay “war aan jirin oo beenabuur ah.”

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com