HomeUncategorized

Liiska cusub ee xildhibaannada golaha deegaanka Garowe oo la shaaciyay

Garowe, August, 17 - Guddiga xulista iyo Ansixinta Golaha deegaanka Caasimada Puntland,ayaa maanta soo Bandhigay Liiska Xildhibaanada Golaha deegaanka Garowe.

Ururka suxufiyiinta Somaliyeed ee NUSUJ oo doortay hoggaan cusub.
Dhegayso ARDAA2_012.
Caawa iyo Daljir, Salaasa April 30, 2013, Maxamed Cabdilaahi Cali

Garowe, August, 17 – Guddiga xulista iyo Ansixinta Golaha deegaanka Caasimada Puntland,ayaa maanta soo Bandhigay Liiska Xildhibaanada Golaha deegaanka Garowe.

Liiska ayaa ka koobnaa 25 Xildhibaan,waxaana dib loo celiyay laba Xubnood oo ku dhacay Shuruudihii loo baahnaa,waxaana Guddigu ay codsadeen in Odayaasha dhaqanku ay dib-u-soo magacaaban laba xubnood oo kale.

Liiska Xildhibaanda buuxiyay Shuruudaha ee Guddigu ay Ansixiyeen ayaa kala ah;

1-Axmed Siciid Geele.

2-Axmed Siciid Aadan.

3-Ayaan Xusseen Jaamac.

4-Cawil Sheekh Xaamid.

5-Cabdiweli Ismaaciil Yuusuf.

6-Cabdirisaaq Faarax Maxamed.

7-Cabdiraxmaan Khaliif Ciise.

8-Cismaan Maxamed Siciid.

9-Caasho Cabdi Xusseen.

10-Daahir Khaliif Siciid.

11-Farxiyo Shire Caato.

12-Maxamed Salaad Wayrax.

13-Maxamed Cali Faarax.

14-Mustafe Maxamed Jaamac.’

15-Mahad Maxamed Ciise.

16-Maxamed Jaamac Sooyaan.

17-Maxamuud Axmed Cabdi.

18-Maxamed Yaasiin Aw-cabdi.

19-Mawliid Xaaji Axmed.

20-Mustafe Maxamuud Ismaaciil.

21-Maxamed Cali Maxamed.

22-Maxamed Cumar Axmed

23-Xaawo Axmed Maxamed.

24-Xassan Maxamed Ciise.

25-Suhuur Xaashi Maxamed.

Liiska Xubnaha ku dhacay Shuruudaha;-

1-Cabdulqaadir Xassan Kilwe.

2-Daahir Maxamed Siciid.

Doorashadda Guddoomiyaha iyo ku xigeenkiisa ayaa la filayaa inay dhacdo dhowaan.

\\\"\\\"

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: