(Dhagayso) Caawa iyo Daljir Isniin 17 August 2015 Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin Radio Daljir Garowe

(Dhagayso) Caawa iyo Daljir Isniin 17 August 2015 Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin Radio Daljir Garowe. Qodobada ugu waawayn barnamaijka caawa waxaa ka mid ah. 

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo xariga ka jaray Waddooyin Laami ah oo Gaalkacyo laga sameeyay

Liiska cusub ee xildhibaannada golaha deegaanka Garowe oo la shaaciyay

Maxkamada gobolka Nugaal oo shaacisay in Radio Sahal lagu waayay wax dambi ah oo ay galeen.

Wafti uu hoggaaminayo W/kuxiggeenka Maaliyadda Puntland oo gaaray Tukaraq, soodhawayn diiranna loogu sameeyay.

Afhayeenka issimada Puntland Garaad Cali Ciid oo nasiib-darro ku tilmaamay in madaxda DF Iyo Nicklos Kay aysan ka qaybgalin doorashadii Jubbaland.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com