Laba dumar ah oo ku geeriyootay qarax kadhacay Muqdisho

Laba dumar ah oo ku geeriyootay qarax kadhacay Muqdisho

Laba haween ah ayaa ku geeriyootay qarax saakay ka dhacay ina waaxiga jaamacaddii Gahayr ee magaalada Muqdisgho.

Qaraxu waxaa uu ka dhacay goob qashinka lagu daadiyo, waxaana labada ruux ee ku geeriyooday ay ahaayeen haween ka shaqaynayay naddaafadda.

Ciidamada ammaanka oo goobta gaaray ayaa wada baaritaano kusaabsan qaraxa.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com