Laami isku tashi dadwayne lagu dhisayo degmada Burtinle (dhegayso)

HomeWararka

Laami isku tashi dadwayne lagu dhisayo degmada Burtinle (dhegayso)

Magaalada Buurtinle ee Gobalka Nugaal ayaa waxaa ka socda horumar balaaran waxaana isku tashi lagu dhisayaa wadada laamiga ah ee dhex marta degmada oo

Gabadh marki ugu horeysay dugsiyada sare ee Puntland kalinta 1aad ka gashay
Dhismaha dekadda Garacad iyo Hormarka ka socda (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Magaalada Buurtinle ee Gobalka Nugaal ayaa waxaa ka socda horumar balaaran waxaana isku tashi lagu dhisayaa wadada laamiga ah ee dhex marta degmada oo meel wanaagsan maraysa.

 Siyaasiyiinta iyo waxgaradka degmada ayaa soo dhaweeyey qorshaha isku tashiga ah ee lagu dhisayo laamiga degmada dhex mara degmada.

Xoghayihii hore ee degmada Buurtinle Xaafid Cabdirisaaq Axmed oo waraysi siiyey Radio Daljir ayaa ka warbixiyey halka dhismaha wadadu marayo isagoo dhankale baaq u diray shacabka degmada.

 Jaamac Cabdiraxmaan Axmed ayaa waraystay

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: