Gabadh marki ugu horeysay dugsiyada sare ee Puntland kalinta 1aad ka gashay

HomeWararka

Gabadh marki ugu horeysay dugsiyada sare ee Puntland kalinta 1aad ka gashay

Maryan C/kariim Axmed oo dhigatad iskuulka sare ee Alwaaxa Garoowe ayaa maanta noqotay gabadhii ugu horeysay ee ugu saraysa imtaxaanadka Puntland. Wasaaradda Waxbarashadda Puntland ayaa maanta shaacisay natiijada fasalka12-aad waxaana gabadhaas ay gashay kaalinta 1aad. Puntland taarikhda waa gaabdhii ugu horeysay ee ugu saraysay imtaxanadka Puntland. Diwaanka wararka Radio Daljir

Guddoonka labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo la kulmay Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Turkiga.
Guddoomiye Sanyare: “Waxa saaran baabuurta ma badna, laakiin qalbgi Puntland ayaa saaran” (daawo)
Madaxwayne Farmaajo oo Hambalyo udiray dhigiisa Turkiga

Maryan C/kariim Axmed oo dhigatad iskuulka sare ee Alwaaxa Garoowe ayaa maanta noqotay gabadhii ugu horeysay ee ugu saraysa imtaxaanadka Puntland.

Wasaaradda Waxbarashadda Puntland ayaa maanta shaacisay natiijada fasalka12-aad waxaana gabadhaas ay gashay kaalinta 1aad.

Puntland taarikhda waa gaabdhii ugu horeysay ee ugu saraysay imtaxanadka Puntland.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0