Site icon Radio Daljir

Gabadh marki ugu horeysay dugsiyada sare ee Puntland kalinta 1aad ka gashay

Maryan C/kariim Axmed oo dhigatad iskuulka sare ee Alwaaxa Garoowe ayaa maanta noqotay gabadhii ugu horeysay ee ugu saraysa imtaxaanadka Puntland.

Wasaaradda Waxbarashadda Puntland ayaa maanta shaacisay natiijada fasalka12-aad waxaana gabadhaas ay gashay kaalinta 1aad.

Puntland taarikhda waa gaabdhii ugu horeysay ee ugu saraysay imtaxanadka Puntland.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

Exit mobile version