Dhismaha dekadda Garacad iyo Hormarka ka socda (dhegayso)

HomeWararka

Dhismaha dekadda Garacad iyo Hormarka ka socda (dhegayso)

Labadii sanno dhismaha Dekeddu ka socdey garacad waxaa ka dhacay isbedel dhanka horumarka ah, Waxaa magaaladda joogto u yimaad Sahan ganacsi iyo Dalxiisayaal kuildoogsanaya Biyaha badda hindiya Dhaqalaha yaa siyaadey deggaankas waxaa Labbo jibaarmey iibka dhulka, Hotelada hurdada iyo Meherada cunada aya batay. Wariye Maxamed Xasan dhalo ayaa Warbixintan Garacad ka soo jeedinaya

Maamulada Puntland & Galmudug oo Kulan Amaanka ku saabsan yeeshay
Caawa & Daljir iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Wasiirka Warfaafinta DFS: ” Annigu Safarka Madaxweynaha War uma hayo kana hadli Maayo” (Daawo)

Labadii sanno dhismaha Dekeddu ka socdey garacad waxaa ka dhacay isbedel dhanka horumarka ah, Waxaa magaaladda joogto u yimaad Sahan ganacsi iyo Dalxiisayaal kuildoogsanaya Biyaha badda hindiya Dhaqalaha yaa siyaadey deggaankas waxaa Labbo jibaarmey iibka dhulka, Hotelada hurdada iyo Meherada cunada aya batay.

Wariye Maxamed Xasan dhalo ayaa Warbixintan Garacad ka soo jeedinaya

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: