Wasiirka Warfaafinta DFS: ” Annigu Safarka Madaxweynaha War uma hayo kana hadli Maayo” (Daawo)

HomeWararka

Wasiirka Warfaafinta DFS: ” Annigu Safarka Madaxweynaha War uma hayo kana hadli Maayo” (Daawo)

Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa sheegay inuusan war ka hayn safar la sheegay Madaxweynaha Dowladda Federaalka inuu ku tagayo magaaladda Hargeysa,isago sheegay inuusan doonayn inuu ka hadlo Arrimaha safarka Farmaajo. Wasiir Maareeya ayaa dhinaca kale Talo u soo jeediyeey Maamulka iyo Shacabka Somaliland. Hoos kaga bogo.

BANDIIRADLEY: Shirka Nabadeynta Beelaha Leelkase & Sacad oo Galabta furmay
Hay’adaha Dastuurka oo kulan la yeeshay Golaha Sharci Dajinta Hirshbelle
Soomaali Galbeed ama Dowlad Deegaanka Soomaaliyeed DDS (Maqaal)

Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa sheegay inuusan war ka hayn safar la sheegay Madaxweynaha Dowladda Federaalka inuu ku tagayo magaaladda Hargeysa,isago sheegay inuusan doonayn inuu ka hadlo Arrimaha safarka Farmaajo.

Wasiir Maareeya ayaa dhinaca kale Talo u soo jeediyeey Maamulka iyo Shacabka Somaliland.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: