Kulanki Barlamaanka DFS oo Buuq kusoo dhamaday

Kulanki Barlamaanka DFS oo Buuq kusoo dhamaday

kulanki Golaha shacabka ee maanta oo buuq kusoo dhammaaday kadib markii ay xubnaha isku khilaafeen agendaha shirka oo guddiga joogtada uu ka dhigay inuu wasiirka amniga hor yimaado oo su’aalo la waydiiyo lkn xubno ka tirsan guddiga amniga baarlamaanka ay diideen mooshin ka keeneen arrintaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com