Kulanka baarlamaanka Soomaaliya ee maanta

HomeWararka

Kulanka baarlamaanka Soomaaliya ee maanta

Golaha baarlamaanka ee Soomaaliya gaar haana aqalkiisa hoose ayaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa inay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho. Kulanka

Guddiga Qaban-qaabada shir-weynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug Iyo Wakiillada Beesha Caalmaka oo Dhuusamareeb ku kulmay
Khudbadda Madaxweyne Deni ka jeediyey Furitaanka Kal-fadhiga 53-aad ee Baarlamaanka Puntland.
Turkiga oo ciidamada Booliska Soomaaliya u Tababaraya ladagaalanka Argagixisada

Golaha baarlamaanka ee Soomaaliya gaar haana aqalkiisa hoose ayaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa inay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa diiradda lagu saarayaa warbixinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo aqrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka mashruuca liilitirka.

Dadka dhaliila dowladda ayaa ku eedaynaya in baarlamaanka Soomaaliya oo uu gaabiyay arrimo badan oo siyaasadda gudaha dalka kusaabsanaa, tan iyo markii meesha uu ka baxay guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo khilaaf xooggan uu dhexmaray isaga iyo raysal wasaaraha keentay inuu iscasilo iyadoona markii dambe uu xilkiisa la wareegay wasiir katirsanaa xukuumadda Khayre.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: