Kulanka Ay Yeesheen Maamulka Degmada Qardho iyo Ganacsatada Magaalada, Qardho.

Kulanka Ay Yeesheen Maamulka Degmada Qardho iyo Ganacsatada Magaalada, Qardho.

Waxaa Magaalada Qardho lagu qabtey kulan looga hadlay oo laguna Soo Bandhigayo wax qabadka dowladda hoose, habka Cashuurta looqaado iyo meelaha ay Ku Baxdo, Kulanka inta uu Socday waxaa Dadwaynuhu, Su’aalo ku Waydiiyeen Maayerka Degmada, halka uu Uga Jawaabay,gudoomiyuh su’aalah ay bulshadu weydiyeen,sidoo kale Bulshadii kaqayb gashay Kulanka waxay Soo jeediyeen talooyin ku Saabsan Sidii Hurumarka isaga kaashan ahaayeen bulshada iyo Maamulka degmada Qardho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com